COVID-19 & SOMALILAND: KA HORTAGGU WAA XALKA KALIYA

Nidaamka caafimaad ee dalku waa mid aan baahiyaha caafimaad ee dadka dabooli Karin, cudurka Covid-19 na waa mid si dhakhso ah uga adkaan kara.